Tahriibayaal ka baxsanayay Goob lagu hayay oo la dilay iyo Baaritaano lagu sameenayo

Tahriibayaal isku dayay in ay ka baxsadaan goob lagu hayay oo kutaala dalka Liibiya ayaa rasaas xoogan lagu furay, waxaana rasaastaasi ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay lix qof oo kamid ahaa tahriibayaasha baxsanayay ayaa la toogtay halka tiro kalana ku dhaawacmeen, ciidamada ayaa sidoo kale xerada kusoo … Continue reading Tahriibayaal ka baxsanayay Goob lagu hayay oo la dilay iyo Baaritaano lagu sameenayo